Home / News / Akshay Kumar Oo Ka Jawaab Celiyay In Salman Dhawaan Ugu Yeeray Suldaanka Bollywood-ka

Akshay Kumar Oo Ka Jawaab Celiyay In Salman Dhawaan Ugu Yeeray Suldaanka Bollywood-ka

Qof walbo jecel ayaa jecel Akshay Kumar madaama uu yahay mada daaliyaha kowaad ee Bollywood-ka sidoo kalena uu yahay atooraha kaliya ee sanad walbo sedex ama filim sameyn karo.

Hadaba dhawaan Mega Star Salman Khan ayaa ka dhawaajiyay in Suldaanka Bollywood-ka uu Super Star Akshay Kumar yahay madaama uu sanad walbo sameeyo sedex ama filim oo ganacsi wacan Boxoffice-ka ka sameeyaan.

Akshay-reacts-to-Salman-sultan-statementAkshay Kumar ayaa arinkaan ka jawaab celiyay wuxuuna yiri “Waxaan u maleynaa hadalka Salman uu igu aamanay inay muujineyso sida uu jilaa weyn u yahay” Loading… “Salman wuxuu muujiyay sida uu u yahay qof qalbi weyn leh dadka oo dhana wax u ogol, aniga hadalka Salman oo kale ma dhihi karo” “Bal fiiri filimka Brothers ayaan cayaarta lagdanka iyo feerka gacanta kusoo bandhigay, laakiin Suldaanka dhabta ah waa Salman Khan!”

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *