Home / News / Bollywoodka Sida: Salman Khan – Akki – Ranbir & Abhishek

Bollywoodka Sida: Salman Khan – Akki – Ranbir & Abhishek

Abhishek

Actorada Bollywoodka kama baxsana iney la socdaan ama taageeraan kubadda cagta, waxaana maanta idiin heynaa lix ka mid Super Star-ada ugu waaweyn Bollywoodka iyo kooxaha ay kubadda cagta ka taageeraan, waxaase xiiso gooni ah leh in dhamaantood uu dhexmari karo xifaaltan dhankaas ah.
Hrithik Roshan Iyo Ranbir Kapoor ayuu dhex yaalaa xifaaltanka ugu ba’an madama Ranpir kapoor uu taageero weyn u yahay kooxda Barcelona iyo xidigooda reer Argentina Lionel Messi, halka Hrithik Roshan uu taageero weyn u yahay kooxda Real Madrid iyo Super Star-kooda Cristiano Ronaldo.

Warbixintaan Waxaa Lagu Qoray Website-ka aan bah wadaagga nahay ee Hiilkubad.com, halkaas oo aad ka heli karto wararkii ugu dambeeyay kubadda cagta.

Halkaan ka Aqriso Warbixintaan Oo Dhameystiran:

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *