Home / News

News

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday magaalada barakeysan ee Mekka isagoo soo cumreysanaya maadaama lagu jiro bisha barakeysan ee Ramadaan , Pogba ayaa ka dagay Sacuudiga 3 maalin kadib markii uu kooxdiisa u qaaday koobka Yurub ee UEFA , isagoo sheegay …

Read More »

Jilaagii James Bond oo geeriyooday

Jilaagii caanka ahaa ee Ingiriiska ee  filimka 007 ee James Bond ee lagu magacaabi jiray Roger Moore ayaa geeriyooday isagoo da’diisu tahay 89 jir. Roger Moore ayaa matalay jaasuuska James Bond isagoo ahaa jilaagii dhigay filimada ugu badan ee 007 ee la sameeyay . waxaa filimadiisii ka mid ahaa ‘The Man With the …

Read More »

Nike oo Xijaab u sameysay gabdhaha Muslimka ah.

Shirkadda caalamiga ah ee Nike ee dharka iyo qalabka isboortiga caanka ku ah ayaa waxey iminka xijaab u soo saartay gabdhaha Muslimka ah iyadoo shirkaddani door ka qaadaneysa horumarinta cayaaraha maadaama dumar badan oo Muslimiin ah ay u baahnaayeen tani. Nike ayaa waxey dhiiri galineysaas sidoo kale in gabadhaha muslimiinta …

Read More »