Home / News / Cristiano Ronaldo Oo Siyaabo Kala Duwan Ula Kulmay Actorka Hollywoodka Jason Statham, Dagaalyahan Conor McGregor & Fanaanadda Jennifer Lopez

Cristiano Ronaldo Oo Siyaabo Kala Duwan Ula Kulmay Actorka Hollywoodka Jason Statham, Dagaalyahan Conor McGregor & Fanaanadda Jennifer Lopez

CR-2

Weeraryahanka kooxda Real Madrid iyo xulka Portugal Cristiano Ronaldo ayaa wada wali fasaxiisa uu ku joogo dalka Mareykanka isagoo dhex galay jilayaasha aflaanta Hollywoodka sidoo kalana ka qeyb la kulmay dhawr qof oo caan ah, balse markaan wuxuu gurugiisa oo ku yaala Beverly Hills kula kulmay actorka caanka ah ee Jason Statham oo u dabaal dagayay dhalashadiisa 49-aad.

Super Star-ka Real Madrid kaas oo xulkiisa Portugal u hogaamiyay koobkii Euro 2016 ayaa ku jira xaalad fasax ah sidoo kalana uu kaga soo kabsanayo dhaawac dhanka jilibka kasoo gaaray kaas oo seejin doona kulamada furitaanka xili ciayareedka 2016/2017 ee kooxdiisa.

Warbixintaan waxaa lagu qoray website-ka aan bah wadaagga nahay ee www.hiilkubad.com, kaas oo ka mid ah websiteyada ciyaaraha ee soomaalida.

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *