Home / Films / Dhruva Af Somali Full

Dhruva Af Somali Full

Taageerayaasha ayaa aad ugu helay goos goos dhameestiran ee laga sooo bandhigay filimka Druva waana filim si weyn Loo wada sugaayo gudaha hindiya gaar ahaan koonfur hindiya Ram Charan ayaan filimkaan ku matali doona askari mayal adag.

Waxaa Ram charan filimkaan jaceyl la wadaagi doonta atariishada qurux badan ee Rakul Preet Singh.

Filimkaan waxaa laadar ka ah Arvind Swamy isla qeybta Tamil-ka ee filimkaan asiga ayaa laadar ka ahaa

Filimkaan ayaana daafaha caalamka laga daawan doona 9 December.’
full Movie

Hoos Ka Goos Gooska Filimka Druva.

Check Also

Prince In Exile Af Somali

A billionaire Govinda Bhargav and his son are murdered with the aim of a hostile takeover of their company. But what

6 comments

  1. Goorma aya lasoodeyna filmkam

  2. Goorma aya lasoodeyna flimkam

  3. film kan isagoo kale ayaan daa waday actor kale ayaa jilayay tuuga kujiraana waa isagi marka isku hal film weeyan ba same action👹👺

  4. Please help me I don’t have email address

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *