Home / News / Fariin Ku Socoto Aqristayaasha Qiimaha Badan Ee Filimside Ku Xiran

Fariin Ku Socoto Aqristayaasha Qiimaha Badan Ee Filimside Ku Xiran

Asc, dhamaan aqristayaasha qiimaha badan ee shabakada Filimside ku xiran meel walbo oo aad dunida ka joogtaan…

Salaan kadib waxaan idinla wadaagi rabnay arin muhiim ah oo ku aadan in Web-ka hawshii ugu dambeesay laga haayo kuna aadan cilad bixinta iyo farsamo lagu hagaajinaayo.

Qofkii soo booqdo hadii uu arko luqada Ingiriiska ee ku daabacan Web-ka Filimside.net hanoo dul qaato waa inta maanta oo kaliya kadib sidiisii hore ayaan kusoo celin doonaa oo ah Af Soomaaligii lagu yaqiinay.

Inta maanta ah Web-ka warar Update ah oo Af Soomaali ah laguma soo daabici doono shaqo culus ayaan ka heynaa nagana raali ahaada, waxaan Update idin kaga dhigi doonaa dhanka Facebook Page-keena.

Dulqaadkiina ayaan intaan kusoo gaarnay iyo garab qabashadiina marka inoo yara dul qaata inta maanta insha Allah wax walbo sidii hore ayaan kusoo celin doonaa insha Allah.

Check Also

SALMAN KHAN: “I Love Aamir Khan Personally But Hate Professionally

Salman Khan and Aamir Khan might not be most excellent of friends but the two …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *