Home / News / Filimka Sultan Oo Weli Tiyaatarada Ka Dhex Muuqdo

Filimka Sultan Oo Weli Tiyaatarada Ka Dhex Muuqdo

sultanInkastoo Sultan todobaadkiisa afaraad lagu yareeyay tiyaatarada la saaray madaama filimka Dishoom masraxa loo baneeyay hadana filimkaan ayaa weli ganacsi fiican sameenayo.

Shabakada Boxoffice India ayaa xaqiijisay in Sultan sabtigiisa 4-aad uu gudaha Hindiya 1 Crore midaas oo ah ganacsi aad u wacan madaama filimkaan tiyaataro kooban laga daawanayo.

Sultan suurta galnimada uu 300 Crore ku gaari karo waa mid aad u sareyso haatan sidoo kalena maanta oo Axad ah filimkaan ganacsi wacan ayuu sameyn karaa.

Fadlan hoos kaga bogo Mega Star Salman Khan iyo filimkiisa Sultan ganacsiga uu ilaa haatan gudaha Hindiya ka sameeyay

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *