Home / News / Heesta Katrina Kaif iyo Sidharth Malhotra ee Kaala Chasma oo iskoor Ka Dhigay Youtube-ka

Heesta Katrina Kaif iyo Sidharth Malhotra ee Kaala Chasma oo iskoor Ka Dhigay Youtube-ka

Heesta ugu horreysay ee laga soo bandhigo filimka ‘Baar Baar Dekho’ ayaa si waali looga daabanaaya youtube-ka inta Aan lasoo bandhigin goos gooska filimkaan waxaa laga soo bandhigay heestaan.

Heestaan ayaa youtube-ka iskoor ka dhigtay ka dib markey 24 saac gudahood ay ku daawadeen dad gaaraya 5 Millon

Heesta kaala chasma ayaa noqatay heest loogu daawasho badan yahay 24-saac gudahood dalka india,

Mana jirto goos goos filim laga soo bandhigay oo intaas qofood ku daawaday 24-sac gudahood.

Katrina Kaif iyo Sidharth Malhotra heestaan kusoo bandhigay soo jiidasho katrina kaif ayaana kusoo bandhigtay Heestan ciyaar lagu amaanoimage-28

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *