Home / News / Jennifer Lopez vs Shakira, Tom Cruise vs Justin Bieber

Jennifer Lopez vs Shakira, Tom Cruise vs Justin Bieber

lopez

Kulanka El-Clasico waa kan ugu weyn kubadda cagta sida ay qabaan dadka kubadda cagta u dhuun duleela, waxaase uu saameyn ku yeeshaa kulankaan nolosha qof walba oo xiriir la leh kubadda cagta, maanta waxaan idiin heynaa shaqsiyaad caan ah oo ku kala qeybsama taageerada labadaan kooxood ee Barcelona iyo Real Madrid.

Shaqsiyaadka ugu caansan ee uu kulankaan kala qeybiyay waxaa ka mid ah labada fanaanad ee aadka loo jecel yahay heesashooda Shakira iyo Jennifer Lopez, sidoo kale wuxuu kala qeybiyay actorka caanka ah ee Tom Cruise oo aad loogu xasuusto filimka Mission Impossible iyo heesaaga reer Canada wiilka caanka ah ee da’da yar Justin Bieber.

Warbixintaan Waxaa lagu qoray website-ka aan bah wadaagga nahay ee Hiilkubad.com, kaas oo lagu qoro wararkii ugu dambeeyay ciyaaraha

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *