Home / News / Jilaaga caanka ku ah ciyaarta WWE (The Rock)

Jilaaga caanka ku ah ciyaarta WWE (The Rock)

bravo-chopra-660x330

Jilaaga caanka ku ah ciyaarta WWE (The Rock), ayaa ka dhawaajiyay in aktarada caanka ah ee Priyanka ay,

 

Jilaaga caanka ku ah ciyaarta WWE (The Rock), ayaa ka dhawaajiyay in aktarada caanka ah ee Priyanka Chopra ay lamid tahay walaashiis la dhalatay oo kale.

The Rock, ayaa amaan ugu qubeeyay Priyanka, waxayna labadooda markale kasoo wada muuqan doonaan Filimka Bywatch.

“Sheeko walboo xiiso badan waxay ka bilaabatay Laadar weyn” ayuu bartiisa Twitterka kusoo qoray The Rock.

“Walaasheey Priyanka, waxay kamid ah xidigaha aduunka ugu weyn lana qadariyo, waxaan weydiiyay sida ay doorka laadarnimo ee Filimka Baywatch u matali karto, waxayna iigu jawaabtay ineey qof walbo soo jiidan doonto” ayuu yiri The Rock.

Priyanka, ayaa Filimkaan ku matali doonta door laadarnimo…

Check Also

Pogba oo soo Cimreystay ,Makka ayuu ku suganyahay.

Xiddigga kubadda cagta ee Faransiiska una cayaara kooxda Manchester United ee Paul Pogba ayaa booqday …

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *